Duration 3:37

Faaiidada saliida ARGAN OIL - Jidhka iyo cuntada

1 510 watched
0
32
Published 11 Feb 2019

Saliida argan oo laga shiido geedka loo yaqaano argan, waa geed ka baxa waqooyiga afrika gaar ahaan dalka marooko, hadaba saliida argan waxaa loo isticmaalaa cuntada iyo isqurxinta .

Category

Show more

Comments - 3